Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho wafdigii ka socday dowladda Koonfur Galbeed iyo odayaasha dhaqanka dhinacyadii ku dagaalamay degmada Qoryoolay ee Shabeellada Hoose ayaa laga soo saaray heshiis xabad joojin oo horudhac ah.
Ugu horeyntii waxaa kulankaasi oo dhexmaray wasiiradii ka socday dowladda KGS oo hoggaaminayay.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa