Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanad walba jaamacadaha kala duwan ee dalka waxaa ka soo baxa dhalinyaro baratay culuumta noocyadeeda kala duwan, kuwaa oo xiliyada ay suuqa soo galaan lakulma culays dhanka shaqo la,aanta ah.
Dhalinyarada lakulma culuska dhan shaqo la,aanta ayaa isugu jira kuwa dalka ka tahriiba iyo kuwa la daalaa dhacaya shaqa la’aan halka tirada yar ee soo hadhayna ay abuurtaan fursado ganacsi.
Qaar kamid ah Gabdhaha waxbartay ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay saameynta ay ku yeelatay shaqo la’aanta ka jirta Degmada.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay