Hay’addaha Samafaka oo Loogu baaqay u gurmashada Shacabka ku barakacay Fatahaada Wabiga Shabeelle.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhawaan Degmooyinka walanweyn iyo Afgooye oo ka tirsan gobolka Sh/hoose waxaa ku soo fatahay daadad xooggan kuwaasi oo barkicyay qoysas badan oo sameyey daadadkaasi, waxaana sidoo kale wax yeelo ka soo gaartay wadada u dhaxeyso Baydhabo iyo muqdisho.

Si arintaasi looga qabto ayaa Guddiga Gurmadka Arrimaha Fatahaada DKGS qabtay kulan degdeg ah oo diirada lagu saarayey ka jawaabista saameynta fataahada Wabiga Shabeele u geystay Degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya