Hay’addaha oo Loogu baaqey wax ka qabashada Adeegyada ay u baahan yihiin dadka Barakacayaasha

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo iyo Deegano badan oo kamid ah KG ayaa waxa ku nool kumanaan Barakacoo Deeganadii ay horey u deganaayeen ka soo barakacay kuwaas oo daruufo kala duwan halka ay joogaan ku heysato maadama aysan si dhab u helin Adeeygada ay u baahnaayeen Gudoomiye Ku-xigeenka Arrimaha samafalka ee Gobolka Baay Aadan Xasan Mohamed ayaa sheegey dadkaas Barakacayaasha ah ay baahi weyn u qabaan helida Adeegyada Waxbarashada Caafimaadka Biyaha iyo Horumarinta Noloshooda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa