Hay’adda WFP oo joojisay deeq lacageed oo ay siin jirtay shacabka Xeryaha Dhadhaab

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’ada cunada aduunka WFP ayaa sheegtay in ay joojinayso deeqaha lacageed ee ay siin jirtay dadka ku nool xeryaha Barakacayaasha ee dhadhab sababo la xidhiidho dhaqaali yari soo food saartay.

Dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha ee dhadhab oo warbahinta la hadlay ayaa sheegay in arintaas ay ku tahay marxalad culus oo uso hoyatay dadkaasi madama markii horeba ay ku tiirsanaayeen deeqaha ah bixiso Hay’ada cunada aduunka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa