Hay’adda Tayo-dhowrka Qaranka oo dekadda Muqdisho ku qabatay Kunteenar lagu keenay Taabuu.

0
175

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Tayo-dhowrka Qaranka Soomaaliyeed ayaa dekadda Magaalada Muqdisho ku qabatay Kunteenar ay ku jiraan 249 kartoon oo Taabaako ah kaas oo qorshuhu ahaa in lagu daroogeeyo Dadka Soomaaliyeed waxaana ay Hay’addu ku wareejisay Taliska Ciidanka Booliska Dekada Muqdisho.

Hay’adda ayaa ku dhawaaqday in laga bilaabo Maanta Dekeda iyo Garoonka Magaalada Muqdisho laga soo dajin karin waxyaabaha Maanka dooriya.

Maxamuud Cilmi Agaasimaha waaxada kormeerka ilaalinta tayada badeecadaha Suuqyada ee Hay’adda Tayo-dhowrka Qaranka oo ku wareejiyay Taliska Ciidanka Booliska Dekeda ayaa fah-faahin ka bixiyay konteerka la Qabtay iyo waxyaabaha ku jiray.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya