Hay’adda Taya dhowrka oo Dekada Muqdisho ku qabatay Koonteenaro ay kujiraan Bur dhacay.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda taya dhawrka soomaaliyeed ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen 7 konteenar oo lagu waday bur dhacay islamarkana laqabtay 7-dii bishan kaasi oo lagasoo dajiyay magaalada muqdisho.

Maxamuud Cilmi Agaasimaha Waaxda Kormeerka ilaalinta Tayada Badeecadaha Suuqyada Muqdisho ayaa shir jaraa’id ku qabtey Gudaha Dekata wuxuu faah faahiyey Burkan dhacay oo ay qabteen sida ugu suurta gashay.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya