Hay’adda Tadamun iyo Xarunta Gargaarka Boqor Salman oo kale saxiixday heshiis is afgarad.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Tadamun Social Society iyo Xarunta Gargaarka iyo Arrimaha Bini’aadantinimada ee Boqor Salman ayaa u kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan dhismaha kaabayaal nololeed oo cusub oo laga hirgelinayo deegaanka Luglow, oo ku yaalla waqooyiga magaalada Kismaayo, gobolka Jubbada Hoose.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa