Hay’adda Taakulo oo Burco Ka fulisay Mashruuca Beerista Casriga ah.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruuca beerista casriga ah oo ay Magaalada Burco ka wadeen Hay’adaha Taakulo iyo Soos sidoo kalana ay si dhaw ugala shaqeynesay Jaamacada Burco bahi wayna ay u qabeen bulshada ayaa waxaa ka gaaideystay dadka barakacayaasha gobolka tog dheer.

Mashruucan oo uu socdo wajigiisii 2-aad ayaa masuuliyiin ka socday Hay’adaha Taakulo iyo Soos kormeer ku tageen goobaha laga hirgaliyay mashruucaasi.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya