Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Maanta Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa ka furmay shir looga hadlayay u diyaar garowga Abaarta la saadaalinayo LaNina waxaana gudoomiyay kulankan Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Dr Axmed Cabdi Aaden.
Shirkan waxaa ka soo qeyb galay Hay’adaha deeqaha bixiya kuwa ka shaqeeya arimaha Bini’aadanimda iyo Masuuliyiin ka tirsan Hay’adda SoDMa.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya