Hay’adda Sodma oo maanta Deeq Gargaar u dirtay Magaalada Baardheere.

0
208

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodma oo wali wada Gurmadka loo sameynayo Shacabka Soomaaliyeed ay iskugu darsameyn Daadadka Elnino iyo Fatahaadaha Wabiyada Jubba iyo Shabelle ayaa Maanta waxaa ay Hay’adda Sodma Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo u dirtay Diyaarad wada shixnad Mucaawino ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya