Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed ee SODMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kawarbixiyay xaaladahii ugu dambeeyay ee dhibaatooyinka ka dhashay fataahadaha iyo roobabka Gobolada Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay inay ku dhinteen 29 ruux, kuna barakaceen in ka badan 300 oo kun Deegaanada kala duwan ee ay sameeyeen fatahaadaha Wabiyada Jubba iyo Shabeelle oo ay wehliyaan Roobka deyrta oo ay la socoto Dhacdada El-Nino.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa