Hay’adda sodma oo ka hadashay cabsi laga qabo in roobka Gu’ga uu sababo fatahaado.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudomiyaha hey’adda maareynta musoobooyiinka qaranka ee sodma ayaa maanta gudoomiyay shir gaar ah oo ay yeesheen sodma, rugta ganacsiga dowlad goboleedyada dalka iyo gaadiidleyda kaas oo looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa dadaadka ka dhasha roobka guga kuwaas oo sababi kara khasaaro kala duwan.

Kulankan ayaa lagu soo bandhigay xaaladihii ugu dambeeyay oo ay sababtay fatahaadii elnino iyo cabsida haatan laga qabo inuu fatahaad sameeyo roobka guga.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya