Hay’adda SODMA oo Hay’ad Swedish ah kala hadashay howlaha gurmadka deg degga ah ee Dalka

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa magaalada Muqdisho waxaa ay shir kula yeelatay Masuuliyiin ka socday Hay’ada SIDA oo dalka Swedan laga leeyahay, waxaana inta uu shirkan socday labada Hay’adood ay ka wada hadleen howlaha gurmadka degdegga ah ee Soomaaliya.

Masuuliyiinta ayaa waxay kulanka kadib kormeereen Xarunta la socodka xaaladaha Degdegga ah iyo xarunta Gurmadka Qaran waxaana ugu dambayn ay xarigga ka jareen Xarunta Gurmadka Degdegga Qaran oo Hay’adda SIDA ay Soomaaliya ku taageertay.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya