Hay’adda Sodma oo gargaar gaarsiisay Degmada Ceeldheer iyo Deegaanka Masagawaa.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareeynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodma ayaa gargaar gaarsiisay Degmada Ceeldheer iyo Deegaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud.

Odayaasha dhaqanka ee Degmada Ceeldheer ee gobolka galgaduud iyo gudiga Magaalada oo lagu wareejiyay deeqdan gar gaarka ah ayaa kawarbixiyay deeqda lasoo gaarsiyay.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya