Hay’adda SoDMa oo gargaar Banii’aadannimo u dirtay Degmooyin katirsan Shabeellaha Dhexe.

0
51

Haayada SoDMA ayaa gargaar deg deg ah u dirtay degaannada Qoordheere iyo Raage Ceele.

Deegaanadan Oo wajahaya xaalad nolo xumo, gargarka loo diray degaanadasi ayaa ah adeegyo ka kooban adeegyada aas aasiga u ah nolasha bini,aadamka

Maamulka haayada sodma oo warbaahinta lahadlay ayaa kawarbixiyay adeegyada ay udireen Degmooyin  ka Tirsan shabeele dhaxe