Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Holwadeeno ka socday Wasaradaha Jubbaland iyo Hay’ada Barakacayaasha iyo qoxootiga islamarkaana ay Gadhwadeen ka ahayd Wasarada Gorshaynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa Gaaray Degaanada Dhaca Waqooyiga Magalada Kismaayo.
Kormeerka waftiga ayaa daranaa u kuur galida Adeegyada ay bulshadu u baahantahay madama deganadaa Luglow iyo Buulo-bartire laga Hirgaliyay Barnaamijyada Xalka Waara.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa