Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo gudaneysa waajibaadkeeda shaqo ee joogtada ah ayaa maanta deeq Raashiin ah guddoonsiisay barakacayaal kala duwan.
Qoysaskan deeqda Raashiinka ah loo qeybiyay oo gaaraya afar boqol oo qoys ayaa isugu jiray dad danyar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya