Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaash Somaliland oo agabka guryaha u qeybisay Barakacayal ku sugan Hargeysa.

0
187

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Soomliland oo kaashanaysa Hay’adda Boqor Salmaan ee dalka Sucuudiga ayaa agab maacuuna ah uqaybisay qaar kamida barakacayaasha kaamamka Mawlowle, Qalax iyo Ayax ee kunool magaalada Hargeysa.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya