Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Qatar Charity ayaa xarun Hooyada iyo dhalaanka ah ka hirgalisay Isbitaalka madiina ee Magaalada Muqdisho
Xaruntaan oo ka kooban 11 qol ayaa loogu talagalay in xanaano iyo daryeel caafimaad loogu fidiyo Hooyada iyo dhalaanka.
Xarig jarka xaruntan waxaa kasoo qeyb galay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qadar Taliya ku xigeenka ciidanka Soomaaliyeed Agaasimaha Isbitaalka madiina iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Fadaralka Soomaaliya.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya