Hay’adda NIRA oo kawarbixisay qorshaheeda diiwaangelinta bulshada Galmudug.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abdiwali Timacadde maareeyaha hay’adda Aqoonsiga iyo diiwaangelinta qaranka ee NIRA ayaa waxaa uu kawarbixiyay ujeedooyinka qaadashada Kaarka aqoonsiga qaranka Isagoo sidoo kalena ka warbixiyay qorshaha hay’adda ee ku aaddan diiwaanglinta bulshada Galmudug.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa