Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo gargaar gaarsiisay Degmada Af-madow ee gobolka Jubbada hoose

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Degmada Af madow gaarsiisay shixnad Raashin iyo Daawo iskugu jirta
Gargaarkan bini’aadannimo oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool Magaalooyinka iyo miyiga fog ee hoostaga Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu wareejiyey maamulka degmada Afmadow.

Agaasimaha waaxda caafimaadka hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ayaa faahfaahiyay gargaarkan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa Kawaramaya