Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa gargaar bani’aadannimo oo loogu tala galay dadka nugul gaarsiisay Magaalada Laasacaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Gargaarkan oo gaaraya 500 tano raashiin ah ayaa qeyb ka ah dadaalada gurmadka ee Hay’adda Sodma u fidisay shacabka laascaanood tan iyo markii ay bilawdeen dagaaladii ka dhacay Magaalada masuuliyiin ka tirsan maamulka ku meel gaarka ah ee khaatuma iyo kan Degmada laascaanood ayaa Hay’adda Sodma ugu mahad celiyay deeqdan.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya