Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Degmada Doolow u dirtay shixnad gargaar ah.

0
236

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee Sodma oo ku howlan u gurmashada Shacabka Soomaaliyeed ee ay dhibaatada ka soo gaadhay daadadka Elniino iyo Fatahaadaha ay sameeyeen wabiyada ayaa Maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aaden Cade waxaa ay ka diratay diyaarada wada qeybaha kala duwan ee Raashinka taasi oo ku wajahan Degmada Doolow ee Gobalka Gedo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya