Hay’adda kheyriga ee Life oo ka faalo qaaday waxbarashada in ka badan 90 Caruur ah.

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda qeyriga ee Life ayaa kafaala qaadday 90 carur Agoon ah waxeyna ka caawin doontaa waxbarashada caruurta la kaafalo qaaday ayaa ah kuwo agoon ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya