Hay’adda Istaatistikadda Qaranka oo shaacisay Warbixinta Kobaca Dhaqaalaha Dalka Ee Sanadkii 2024

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’ada istaatiitikada Qaranka ayaa waxaa ay si Rasmi ah u shaacisay warbixin kobaca wax soo saarka gudaha dalka ee sanadka 2024-ka taaas oo muujinaysa in dhaqaalaha Soomaaliya uu kobcay 4.1 boqolkiiba marka loo eego qiimaha dhabta ah.

Wuxuuna kobaca xoojinayaa is badelka togan ee soo socday tan iyo 2023 kii Markaaa oo uu kobaca uu ahaa 4.2 boqolkiiba.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa