Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Injineeriyada waa mid kamid ah waxyaabaha ay ku kala hormarsanyihiin wadamada caalamka waana suuq wayn oo ay ku tartamaan bulshada caalamka islamarkaana ay kusoo bandhigaan awoodooda heerka xaga injineeriyada.
Soomaaliya 10kii sano ee lasoo dhaafay waxaa ay samaysay hormar xaga injineeriyada ah iyadoo ay sii kordheen shirkadaha ka shaqeeya saaxada suuqa injineeriyada dalka taas oo keentay inay soo baxaan cilmi barisyo togan oo ka hadlaya hormarka xaga injineeriyada dalka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa