WARARKA Hay’adda Hacda oo tababar ku saabsan Solar System-ka iyo dib warshadeynta haraadiga plastic-ada kusoo xirtay Muqdisho. By admin - January 7, 2023 0 118 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hey’adda HACDA ayaa tababar ugu soo gabagabeysay 95 dhalinyaro oo iskugu jira wiilal iyo gabdho laga soo kala xulay kaamamka ku yaalo magaalada muqdisho. Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/Warka-Cabdullahi-Tababar-ku-saabsan-solar-system-oo-lagu-soo-xiray-muqdisho.mp3