Hay’adda Camuud oo qaliimo bilaash ah ka bilowday Magaalada Burco.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cusbitaalka Xaawa Cabdi oo kaashanaya Haayada Camuud Foundation ayaa Magaalada Burco ka bilaabay Qaliino Bilaasha ah oo aay kafaa’ideysanayaan dadka danta yar waxaana qaliimada aay sameyneyso kamida qaliinka guud iyo qaliinka Haweenka.

Naxwo Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa