Hay’adaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka Dalka oo kulan dadweyne ku qabtay Muqdisho.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaaa maanta Magaalada Muqdisho lagu Qabtay kulan dadwayne oo ku saabsan wacyigalin la xidhiidhta wadatashiga dastuurka kaasi oo bulshada Soomaaliyeed ra’yigooda lagu aroorinayo gaar ahaan bulshada ku nool Gobolka Banaadir waxaana kulanka maanta uu ka dhacay Degmada Waabari ee Gobolka Banaandir iyadoo ay goob joog ahaayeen bulshada Degmada.

Kulanka oo ay si wada jir ah isoo qaban qaabiyeen hay’adaha u xil saaran dib u eegista dastuurka dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa