Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawlad Goboleedka Jubbaland ayaa wada dadaallo kala duwan oo dib u dajin loogu samaaynayo dadka barakacayaasha ah ee ay abaarihii iyo fatahaadihii is xig xigay ee dalka ku dhuftay.
Dadka ku soo barakacay magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee gobolka Jubbada hoose ayaa dowlad goboledka Jubbaland dhul ka siisay deegaanka Lugloow ee waqooyiga Kismaayo waxaana dib u dajinta barakacayaasha gacan ka geeysanaya Hay’adaha Samafalka ee ka howlgala deegaanada Jubbaland.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya