Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulsho walbo oo caalamka ku nool waxey leedahay dhaqamo u gaar ah, kuwaasi oo ay kamid yihiin Astaamo ka turjumaayo dhaqanka u madaaasi, Soomalida waxaa lagu tiriyaa wadamada uu dhaqankooda aad uga duwan yahay bulshoyinka kale ee caalamka ama Africaanka dhexdiisa agab dhaqameedka soomalida waxay kamid yihiin farsamoyin dhaxalka ah kuwaasi oo ay sameyaan dadka somaalida ah waa agabyo aad u qurxoon oo badi laga sameyo Geedaha.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya