Haweenka xirfadleyaasha ah ee ku nool Dhuusmareeb oo shaqooyin hor leh qabta Maalmaha Ciida.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta lagu guda jiro dabaaldega maalmaha ciidda waxaa shaooyin balaaran laga dareema xarumaha ay ku shaqeystaan haweenka leh xirfadaha
Xirfadleyaasha haweenka ah ayaa ka shaqeeya xirfada dhartolista iyo kuwa kale ka shaqeeya goobaha dumarka lagu qurxiyo.

Xirfadleyaasha ku shaqeeya xirfadaha kala duwan sida haweenka ku shaqeya xirfada dhartolista iyo kuwa kale ka shaqeeya goobaha dumarka lagu qurxiyo ayaa ah kuwa ugu badan ee si weyn uga faa’iideysta sida ay nooga waramayaan haweenka xirfadahaas ku shaqeysta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa