Haweenka waxbartay ee Dhoobley oo kawarbixiyay doorkooda Horumarinta Arimaha Bulshada.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaliyeed ayaa  xilliyadii hore lagu dhaliili jiray in aysan wax baran balse haatan waxaa jira gabdho badan oo waxbartay.

Dumarka wax bartay ayaa bulshada laf dhabar u ah iyagoo inta badan ku dadaala inay bulshada u soo saaraan waxyaabo anfacaya oo aad u wanaagsan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa