Haweenka waxbartay ee Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay doorkooda Horumarinta arimaha bulshada.

0
287

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaliyeed ayaa  xilliyadii hore lagu dhaliili jiray in aysan wax baran balse haatan waxaa jira hablo badan oo waxbartay.

Dumarka wax bartay ayaa bulshada laf dhabar u ah iyagoo inta badan isku taxluujiyo inay bulshada u soo saaraan waxyaabo anfacaya oo aad u wanaagsan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa