Haweenka Uurka leh oo loogu baaqay in ay ku umulaan xarumaha Caafimaadka.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo ay jiraan xarumo cafimaad oo loogu talagalay in loogu adeego hooyada iyo dhalaanka ayaa hadana waxa jira haween badan oo xiliyada dhalmada aan tagin gobaha cafimadka kana doorbida inay guryaha ku dhalaan iyagoo adeegsanaya umuliso dhaqameed.

Qaar kamid ah Dhaqaatiirta ka howl gala Xaruumaha Caafimaad ee ku yaala Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay saamaynta haweenka ay kala kulmi karaan ku dhalida guryaha islamarkaana ugu baaqay inay ku xirnaadaan xaruumaha caaafimaadka.

Maxamed Cali Samow. ayaa kawarramaya