Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Inta Badan Dhaqaatirta Soomaaliyeed ayaa waxey haweenka waqtiyada ay uurka leeyihiin siyaan talooyin caafimaad oo dan u ah iyaga iyo ubudka ay coloosha ku sidaanba maadama haweenka uurka leh ay la soo kulmaan marxaladooyin kala duwan ilaa laga gaaro waqtiga dhalmadooda ayna u dheertahay foosha xanuunkeeda.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya