Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hoyooyinka uurka leh ayaa inta badan la kulmo dhibaatoyin tiro badan iyago qaarkooda ay gacmahooda isugu gaystaan dhibaatada.
Waxaa jiro Hoyooyin uur leh oo hadana isticmaala Dawooyin aan dhaqtar u qorin Dawoyinkaas oo ay caafimad darro kala kulmi maraan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa