Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Barakacyaasha ah ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa ah kuwo inta badan aan haysan waxyaabaha nolosha aas aasiga u ah iyadoo ay jiraan Haweenka uurey ah oo oo ku nool kamamkaasi oo aan badanaa helin Daryeelkii Caafimaad ay u baahnaayeen.
Qaar kamida Haweenka ku nool kaamamka Barkacyaasha Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay Baahiyaha caafimaad ee ay qabaan iyagoona Maamulka iyo hay’adaha Samafalk ka codsaday in loo dhamestiro Waxyaabaha nolosha aas aasiga u ah oo ugu horeeyo Caafimaadka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa