Haweenka Uurka leh Degmada Dhoobley oo looga digey halista dhiig baxa uu leeyahay.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta Badan Dhaqaatirta Soomaliyeed ayaa waxey Haweenka waqtiyada ay uurka leeyihiin siyaan talooyin caafimaad oo dan u ah iyaga iyo ubudka ay coloosha ku sidaanba maadama haweenka uurka leh ay la soo kulmaan marxaladooyin kala duwan ilaa laga gaaro waqtiga dhalmadooda.

Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay Saameynta Caafimaad darro uu leeyahay dhiig baxa ku dhaca Haweenka dhalmada kadib.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa