Haweenka Uureyda ah oo loogu baaqay in ay tagaan xarumaha Caafimaadka.

0
221

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdixakiin Cabdi Digaale oo ka hawlgala Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee xaafada waberi ee Magaalada Dhoobley ayaa Hooyooyinka uureyda ah uga baaqay inay ku xirnaadaan xarumaha caafimaadka si loola socdo caafimaadkoda.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya