Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Nabadda gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadaha ka jira galbeedka gobolkaas loona diyaar garoobo sidii looga wada shaqeyn lahaa in colaadaasi aloosan la damiyo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya