Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka soomaaliyeed ayaa ah ku soo shaqeeyey duruufo adag ka dib bur burkii dalka soomaray,Haweenka ayaa haatan sameeynayo dadaalo badan ku waas oo ay ku muujinayaan sida ay kaalin ugu yeelan lahayeen horumarinta arimaha bulshada
Haweenka ayaa ilaa haatan waxa ay utaaganyihin sida ay uga qayb qadan lahayeen gudbinta farimaha iyo baaqyada ku saleysan nabada si dalkeena iyo dadkeenaba ay markaasi nabad iyo xasilooni u helaan.
Hadaba waxaan wareysi la yeelanay Haweenka Qayabahooda kala duwan sida kuwa Ka shaqeeya Isbitaalada, Waxbarashada, Nabada, Ganacsiga, iyo Bilic soo celinta Deegaanka oo ah kuwa nadaafada ka shaqeeya islamarkaana ka waraysanay door haweenka ee arimaha bulshada.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa