Dhobley (Idaacadda Sanguuni)Haween badan ayaa subax walba guryahooda kasoo shaqo taga si ay nolo maalmeedkooda ugu raadiyaan carruurtii ay xaafadda kaga soo tageen, mararka qaarna waxaba jierta in xitaa abaaha oo jooga ay hooyinku shaqo tagaan
waxaa warbixin inooga diyaarisay.Aamina Axmed Aadan