Haweenka Sameeya Sanbuuska ee Degmada Kismaayo oo kawaramay Xirfadooda.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed waa kuwo abuurta shaqooyin kala duwan kuwaas oo ay ka maareeyaan nolosha caruurtooda iyo walibo tan qeyskeeda.

hadaba waayadii dambe waxaa soo batay Haweenka Soomaaliyeed oo ka shaqeeya sameynta xirfada sameynta sanbuuska iyo foolyadiisa, taa oo ay ka jiraan gobolo badan oo Soomaaliya kamid ah, xirafadaasi waxay shaqo abuur unoqotay Haweenka Soomaaliyeed oo guri joog ahaa kuwaas oo yaqaanay xirafada sameynta sanbuuska.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahineya