Haweenka qudaarta ku iibiya suuqyada Baardheere oo codsaday in la caawiyo.

0
153

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenkan oo ku nool Degmada Baardhere ee gobolka Gedo ayaa waxaa soo foodsaartay shaqo la’aan kadib markii ganacsigooda ay saameeyeen fatahaadihii ku dhuftay Magaaladaasi.

Haweenkan ayaa Magaalada Baardheere ku iibi jiray Qudaarta si ay uga maareeyaan nolosho reer kooda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya

Audio Player