Haweenka Macalimiinta Baydhabo Oo door Wanaagsan ka qaadanaya Waxbarashada Carruurta.

0
181

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Marka laga hadlayo Waxbarashada ubadka gaar ahaan marka la joogo Guriga iyo Goobaha Waxabarashada waxaa door weyn ka qaata Haweenka iyagoo Macalimiin iyo Maamulayaal ka ah iskuualada.

Maano Maxamed Nuur Maamulaha Iskuulka Gabdhaha Cabdalla Deerow ee Magaalada Beydhabo ayaa kawarbixisay doorka macalimiinta ee waxbarashada caruurta.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa