Haweenka Kushaqeysta Xirfadda Farshaxanka oo kusoo badanaya Jowhar.

0
28

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sameeynta agabka Farshxanka ayaa ah Hido iyo dhaqan soo jireen ah oo ay caaan ku yihiin dadka Soomaalida gaar ahaan Bulshada ku nool Jowhar.

Haween badan ayaa ku shaqeysta sameeynta Farshaxanka noocyadiisa kala duwan sida Babiska, Xaaqinka, Darimaha iyo kuwa kale oo badan.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya