Haweenka kunool Degmada Kismaayo oo laga digay halista isku-furanka Haweenka.

0
107
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isu-furanku waa dhaawac soo gaadha xubnaha taranka ee hooyada xiliga ay umulayso, dhaawacaas oo keena inuu isku furma xubnaha taranka ee marka hore kala xidhna.
Isku- furanka hooyadu wuxuu keeni karaa dhibaato wayn ilaa heer dhimasho ah. Waxa lagu qiyaasa in dumar ku dhaw 2 million ay la noolyihiin isu-furanka waxana laga qabaa qaraada aasiya iyo wadamada saxaraha ka hooseeye ee Africa.
Madaxa horumarinta wasaarada caafimaadka dowlad goboleedka jubbaland ayaa faah faahin kabixiyay sida ay ula tacaalaan haweenka uu ku dhaco isku furanka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya