Haweenka ku dhaqan Deeganka Dhoobley oo codsaday xaruumo waxbarasho oo u gaaar ah haweenka.

0
186

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah haweenka ku nool magaalada dhoobley oo radio sanguuni la hadlay ayaa maamulka Deegaanka iyo Hay’adaha sama falka waxa ay ka codsaden In deeganka laga hirgaliyo  xaruumo Haweenka lagu baro farshaxanka.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa